Riyada wiil xiriir iga rabo anna aan diidayo

Riyada:

Asc walal waxaan rabaa inaa ii fasirto riyadaan 

Waxaan ahy gabar aan wali guursan waxaan ku riyoodey 

Wiil aan garanayo balse wax xiriir aan naga dhaxayn xitaa waligeen islaamanu hadlin waxuu rabay inaan ka aqbalo xiiriir jacayl anh waanka diidaayey xitaa guri reer adeerky buu intuu yimi buu dhahayeyna gabdhiina rabaa anh waan diidayey isagana markasta waxuu lahaa waku rabaa 

Mxay noqonysaa wll

Riyada wiil xiriir iga rabo anna aan diidayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro adiga ku daneynayo laakin adiga aadan diyaar u ahayn.


The dream indicates that there is someone who cares about you but you are not ready.

Previous Post Next Post