Waxaan ku riyooday nin aan isku dhacsan nahay oo qoorta iga dhunkanaya

Riyada:

Acs sheekh  waxan kuriyodiy qof an isku dhacsanahy oo qoorta  iga dhunkanaya

Waxaan ku riyooday nin aan isku dhacsan nahay oo qoorta iga dhunkanaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu kaa rabo heshiis iyo masaamax, marka riyada guud ahaan waa riyo aan xumayn.

Teeda kale dhunkashada qoorta waxay wadataa arrimo jacayl la xiriira, waayo istiinka ninka iyo naagta shumiska qoorta ayuu ka bilowdaa illeen dumarka qaar ayaa ka helo.


Dreaming indicates that person wants you to have a deal, when a dream is generally a dream that is not bad.

On the other hand, kissing the neck has love-related issues, for the candle between the man and the woman begins with the neck, because some women get it.

Previous Post Next Post