Riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa

Riyada:

Asc shiikh riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa  maxay noqone

Xaas baana ahay

Riyada dahabka aan xiranayo hadana dhag baa iga jabaysa wana soo sameynayaa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inay jiraan oo noloshaada la xiriira, niyadjab iyo cabsi, waxaad ka fogtay jidka saxda ah waxaad ku dhici rabtaa qaladaad badan, dib isu eeg

Dreaming describes a problem that exists and is related to your life, disappointment and fear, you are far from the right path you want to fall into many mistakes, look back at yourself

Previous Post Next Post