Riyada qof faras wata oo cirka ka imaanaya oo wax gubayo

Riyada:

Waxaan ahay inan layma qabo horena uma soo guursan da,deyduna waa 19 

School baan dhigtaa 

Waxaan ku riyoodey riyo habeen dhawed    

Waxaan ku riyodey markii la suxrtey ee salada subax la sugaye baan sii yara sexdey markaa baan arkey dayaxoo kala jabay oo dhinac bari uscodo ana leeyahay alle dayaxii wuu guuraya dabadeed hadana dayaxa waxaa ka soo baxey nin faras wata oo leeb dab leh sita dadkana ku tuuraye guri walba dabdeed gurigu wuu gubanaye  kadib guri,gaya ku soo tuurey anaga waanu bakhtiineyne marba meelbu ku tuura angana wanu bakhtiinayne waxan ka xasuusta aniga iyo hooyadey bas inaan aheen mar kale ninkii wuu tagey intaas ninkaas faraska wata samada buu makaso dagin yacnii sida dhulka oo kle buu faraska ugu socdaa samada  kadib dad badan baa igu soo ururey oo ileh alle nasiib baad leedahay dadka arka waa dad nasiib badan aniguna aan leyahay alle malaa waa tasbiixdii badneed aan akhrisan jirey ramdanta 

Mar kle oon saa u fogeena waan arkey wax cirka ka so dhacaya oo guryaha duminya oo aan hooyadey gacnta haysto la ordaayo

Riyada qof faras wata oo cirka ka imaanaya oo wax gubayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin weyn oo la xiriirta xaalka msulimiinta iyo aakhir samaanka, waxa aad aragtay waa cadaabka Ilaahay oo uu kusoo diri doono dadka gaalada iyo kuwa munaafuqiinta.

Riyada waxay tilmaamaysaa guusha mulimiinta inay soo dhowaatay oo laga adkaan doono gaalada.

Waxaa kaloo riyada ay wadataa inaad tahay adiga qof aad u wanaagsan waxaad noqon doontaa qof Alle ka ilaaliyay xumaanta.

Riyada kale iyadana arrimahaas ayay tilmaamaysaa cadaabka cirka ka imaanayo.


The dream describes a great thing related to the situation of the muslims and the goodness of the Hereafter, what you have seen is the punishment of Allah which He will send on the unbelievers and the hypocrites.

The dream indicates that the victory of the Muslims is near and will be defeated by the unbelievers.

It is also the dream that you are a very good person and you will be a person who has protected Allah from evil.

The other dream describes the punishment from heaven.


Previous Post Next Post