Riyada qof ila duceysanayo anoo eegaya cirka

Riyada:

Waxan kuriyodiy  qof an garanayo     oilasohadlaya   waxan  arkiy qofki o ducisanaya   kadibna  waxau isogaliy labta  waxan eegy cirka  waxan arkiy bisha iyo  xidigo  qofkina wn wada ducisany wll ilhy hakuxafido

Riyada qof ila duceysanayo anoo eegaya cirka

Fasirka:

Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa muraadkaaga inaad helayso, ducada riyada dhexdeeda waa astaan tilmaamayso aqbalka ducada.


A dream is a good dream it describes your desire to receive, prayer in the dream is a sign of acceptance of prayer.



Previous Post Next Post