Riyada gabar aan garanayo anoo galmo raaxo leh la samaynayo

Riyada:

A S C, wll wan kusalaamey waxan ahay nin reer leh shalay march 12/2024 maalinimo galinkii dambe oo ahayidna maalintii labaad ee ramadaanka anigo hurda waxaan ku riyooday gabadh aan is garaneynay oo mar hore aragti nas ku kaaya dambeysay anigo la galmoonaya oo raaxo badan dareemaya lkn marka salaadi casar la i kac'shay wax biyo ah igama imaanin ee waxaa la yaab igu noqotay riyadan ee aan maalin ramadaan ah Ku riyooday ee bal i fasira mahad sanid?

Riyada gabar aan garanayo anoo galmo raaxo leh la samaynayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in wax aad ku faraxdo aad helayso oo fursad weyn ah.

Galmada naagta aad garanayso marka aad ku riyooto waa wax fiican kuu soo dhow.


The dream indicates that something you are happy with is getting and a great opportunity.

Sex with the woman you know when you dream about it is a good thing coming closer to you.





Previous Post Next Post