Riyada nin gurigiisa duminaya oo fureyaal i siinaya

 Riyada:

Waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo,

Waxaan ku riyooday waxaan u soogalay nin gurigiisi qayb ahaan duminya kadib wuxuu igu idhi guryahas kashaqee, Soo jeedka Kane mid ahaa gudihiisa oo dumiyaya,

Wuxuu iyidhi mahaystaa guryo waxaan ugu jawabay mahaystoo waxaygu biilka iyo kiradaba madhaafo,

Kadib wuxuu isiiyaya  furayaal guri iina sheegtay inaan qaato oo dhamaystiran guryahas furihiine waan kaqaatay ,waan Soo tuusay haday khayr leedahay ii Soo fasir inshallah

Riyada nin gurigiisa duminaya oo fureyaal i siinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo socdo lacag ayaad ku heli doontaa si sahlan waliba waxaa dhici karto lacag dhaxal ama deeq fudud aad heli doonto waa khayr


The dream indicates that you will receive money for it easily. It can happen that you will receive inheritance money or a simple donation. It is good.


Previous Post Next Post