Riyada nin gudoomiye ah oo shaqada aan u sheegayo

Riyada:

 Mida kale waxaan kuriyooday oo kale ,

Inaan lakulmay nin aan aqaano oo ah gudoomiyo gobol ah ,

Waxaan isa salanay kadib waxaan usheegay ku idhi adeer halkii unbaan kuqoranay shaqadii ,

Kadib wuxuu iigu jawabay kusiin qornaan maysid adeer ,

Riyada nin gudoomiye ah oo shaqada aan u sheegayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal, shaqadaada way dalacaysaa meel sare ayaad ka gaaraysaa shaqadaada waa riyo fiican

Dreaming describes change, your job is going up to a high point you are reaching your job is a good dream


Previous Post Next Post