Riyada anoo fuulaya jaranjarta xafiiska madaxweynaha

Riyada:

Hadane waxaan arkay anigoo sii foolaya jarajarta xafiiska madax waynaha, 

Kadibne waxaan kaxeeyay gaadhi cusub teeefoone Wayne oo baladhan waan ku hadalay gaadhigane anigaa wayday ,

Dad badan oo aaan aqaano ayaan kula kulmay xafiiska madax waynaha,

Waxaan usheegay dadakii inaan joogaya xafiiska madaxwaynah, oo la igu yidhi halkan ayaad joogaysaa intaas ii Soo fasir inshallah

Riyada anoo fuulaya jaranjarta xafiiska madaxweynaha

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso isbadal xoog leh oo la xiriira msutaqbalkaaga waa riyo xambaarsan arrin weyn oo aad ku farxayso 


It is a dream that describes a strong change related to your future it is a dream that carries a big deal and you are happy


Previous Post Next Post