Riyada nin igu fowdeynaya diyaarad dhexdeeda oo filin xun laga shiday

Riyada:

Ramadaan ☪️ mubarak shiq.

Shiqow waxan ku riyoday aniga Safar galay diyarad qatay Kadib nin ifoodeyay kana jestay madama an ahay gabar muslim kadib diyarada aya laga dhax shiday film xun  waxan daremay ninkas inu sawab uyahay aniga ma firsan indhaha ayan sartay maro kadib dadki igu qoslen ma firsaneysid miya. Maya an iri. Kadib aniga oo rabo mel inaan ado wado wadadi kadhaw lakin anan ficnen an maray. Kadib nin walan ayan u tagay gurigis sorry an iri ninkina wu xanaqay kadib jaranjar aya qaday waxan daremay inan maray wado qaldan isla marki soo labo ayan magay. Wadadi an maray ma ehe mid kale oo dhib badan isku badashay anigana isma dhibin lakin marba marba kadanbeso mesha maray ma ehe mel kale aye ila ekatay god iyo gedo kuyalan oo dhib ah ayan somaray telf aya iga dhumay markan wadadi ku socday ayan wacay hoyade una shegay wixi dhacay haye boliis aan ku shega aye tiri telf mel an ka kenay ma ogi. Maya boliis wax ima qabanayo Allah kaligi aya wax ii qabankara lakin iska wac an kuiri. Kadib aniga waxan goaan saday inaan iraahdo yaa Allaah help my. Inta aan dhihi lahay icaawiya dadka waxan daremay dadka ducadeyda iney maqli karan madama aan lahaay yaa Allah help my 15 jer kadib ayan arkay meel biyo dabal cml oo qurxon wilna taganyahay arkay waana biyo badan. Mesha an rabay majogi sheydaan aya igu dhelaya aan u maleynaa waxan iri acudubillah minasheydanrajiim kadib meshi aya is badashay biyihi yalay wey gureen kadib ayan ku celiyay yaa allah help my Kadibna waxan bilabay inaan aqriyo ayadkursi ina dhameyay iyo in kale ma ogi laakin cabar ayan aqriyay qorshaheygana wuxu aha inaan aqriyo wax badan murugti aya igayaratay waxan daremay meshi inaan jogo jaranjar kadib. Kadibna wan sokaca.

Riyada nin igu fowdeynaya diyaarad dhexdeeda oo filin xun laga shiday

Fasirka:

Riyada waa riyo caajib ah, waxay soo koobaysaa noloshaada iyo xaalka aad ku sugan tahay.

Riyada waxay wadataa digniin, waxay sheegaysaa nin inuu jiro oo rabo xumaan inuu kugu rido oo uu kuusoo dhowaado oo uu khadka kaa saaro.

Waxaa kaloo laga famayaa fikirkaaga inuu badan yahay oo aad isku dhex yaacsan tahay.

Waxaad kaga bixi kartaa xaaladahaas hal waddo kaliya taasna waa quraanka iyo cibaadada Alle.


A dream is a wonderful dream, it summarizes your life and your situation. The dream carries a warning, it says that there is a man who wants to hurt you and get close to you and take you out of the line. It can also be understood that your thinking is too much and that you are running into each other. You can get out of those situations in only one way and that is the Qur'an and the worship of Allah.


Previous Post Next Post