Riyada gabar masjidka gali rabtay oo kasoo noqotay

Riyada:

Gabar ayaa ku riyootey Masjid ayay gali rabtey waxaa lagu yiri halkan wa masaajid wey ka oo noqotey banaanka ayay gaadi la fariisatey  qof Aya ku Soo baxey wey mashquulisey si uusan udareemin yacni hadal ayay u qabatey

Riyada gabar masjidka gali rabtay oo kasoo noqotay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay cibaadada ka fogaan doonto oo ay shukaansi iyo sheeko aan loo joogin ku mashquuli doonto.

Riyada waa digniin.


The dream indicates that girl will stay away from worship and engage in flirting and chatting without being there.

The dream is a warning.


Previous Post Next Post