Riyada anoo ooyahaya waaxana sabab u ah gabar

Riyada:

 Sheekh waxan ku riyooday anoo  oyaya waxan ismagny gabadh wllshy ah oo  imagtay falmi an nahy cadiyana gabadhasi way idulmidaa kawdhe marka waan oyaya waxa ila hadlaysa hoyady oo an ku leyay bal eg hoyo siday imagyso gabadhasi kawdhe waxa nala jogta islan ayadaya Mar wan oyaya waan ilmaynayaa uun

Bal ifasir

Murad ayaan leyahy oo an markan sexdy ku ducaysanayay

Riyada anoo ooyahaya waaxana sabab u ah gabar

Fasirka:

Waa farxad iyo guul oohintaas, gabadhaas ku dulminayso waad ka adkaan doontaa wax dhib ah kuuma geysan karto.


It is a joy and a victory that weeping, you will overcome that girl who oppresses you and can't hurt you.


Previous Post Next Post