Riyada dumar badan iyo aroos ah

Riyada:

Dumarka badan waan ku riyoday xalyna oo waliba falmiya ayagoo wada labisan oon jogno gob aroos oo sodhawada nalaleyay gavadha arosada sawirkedi ayaa mel lagu dhajiyay iyado xidhan dharka arooska waxan kuriyoday ano sawir is ka qadaya

Riyada dumar badan iyo aroos ah

Fasirka:

Waa faraxda iyo munaasabad qaali ah aad ka qeybgali doonto, waxay noqon kartaa aroos ama munaasabd kale aad ka heli doonto.


It is the joy and precious occasion you will attend, it can be a wedding or other occasion you will find.


Previous Post Next Post