Riyada nin askari ah oo i baaraya waddada anoo socda

Riyada:

Waxan ku riyoday ano askari ibadhayo oo u ad ibadhayo intu iga horyimi manan garanayn askariga  sheekh ifasi

Riyada nin askari ah oo i baaraya waddada anoo socda

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof rag ah oo damac kaa leh, marka qofkaas wuxuu iska dhigayaa qof daacad ah leekin jirkaaga ayuu dan ka leeyahay,  iska ilaali raga aan fiicanayn.


The dream describes a man who has a desire for you, when that person pretends to be an honest person he cares about your body, beware of men who are not good


Previous Post Next Post