Riyada mas anoo ag fadhiya

Riyada:

 Asc  sheekh waxan ku riyooday anoo uu iag fadhiyo mas waxu ag joga  mel idhawo  waa 2 mas oo midi waa ka subxayada  looyaqan oo xanusan midna waa abeso cad  oo an icunayn iag fadhiya kadib dil ayaan isdhahy waxu galay sarirta hosteda  kadib waan qoday oo waan  badhaya kadib anon helin ayaan katosay

Riyada mas anoo ag fadhiya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa labo qof cadow ah oo is qarinaya, guriga ayayna soo booqdaan mararka qaar, riyada waa digniin.


The dream describes two enemies hiding, and they visit the house sometimes, the dream is a warning.


Previous Post Next Post