Riyada aan helayo dhagao iyo fargal iyo silsilad

Riyada:

Riyada kale waa waxan hely dhago gacan fargal silsilad oo isku xidhan oo an dahab ahyn ee ah dahab dilaha dahabka ueg  kadib waxan xidhy gacantii kadib wan katosay riyadi waxan ahy garoob

Riyada aan helayo dhago iyo fargal iyo silsilad

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir aan toosnayn, wax aan sax ahayn oo been ku jirto, way dhici kartaa dad aan daacad ahayn inay yihiin.


The dream describes an indirect relationship, something that is not right and lies in it, it can happen that dishonest people are.


Previous Post Next Post