Riyada dadka juudaanka qabo anoo dildilayo

Riyada:

Dad jodaan layal ah o dadka dhiga kacawan ayan ku riyoday ani dildilayo waa na dumar dadkas halnin ayaa kadhax muqday

Riyada dadka juudaanka qabo anoo dildilayo

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa dumar aan fiicanayn oo shar badan oo adiga laga yaabo inaad la socoto ama aad saaxiib la tahay.

Waa dad xunxun oo aan akhlaaq lahayn, waxaa lagaa rabaa inaad ka fogaato haweenkaas.


Dreaming warns you of women who are not good and evil and who may be with you or are friends with you.

They are bad and unethical people, you are required to stay away from these women.


Previous Post Next Post