Riyada gabar yar oo dhiig ku dhacaayo

Riyada:

Walaal aniga waxaa ahay gabar garoob  dadeyda waa 25  safar safar nh waa iska rijeyna in aa galo inshallh lkn ma ogi waqtiga  

Waxey riyadeyda tahay gabar yar oo haboyartey dhashay oo  biloowyin  jirto baa dhiiga caadada ah ku dhacaayo waa yaabanahy Ani iyo haboyartey 

 Hbo yartey waqtigaa la joogo waa qof weyn oo 53 cml ee jirtaa hospital aa geyneyna aa dhahnay haboyar wey baxday oo gabadha anaa keyna dhahaay hospital Haye ayee dhahday gabadhi waa waaye waa raadiyay wiil saa u raadinaye wiil walaakey gurigiisa kasoo helay asoo u nadiifiyay oo haayo

Riyada gabar yar oo dhiig ku dhacaayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladaada inay isbadalayso oo aad gaari doonto muraadkaaga safarkaagana wuu kuu hirgalaa, dhiiga gabadha ku dhacay wuxuu astaan u yahay arrin degdeg ah inshaa Allaah waana wax fiican.


The dream indicates that your situation is changing and you will achieve your dream and your journey will be fulfilled for you, the blood of menses that happened to the girl is a sign of an emergency in the hope of Allah and it is good.


Previous Post Next Post