Riyada gabar ninkeeda dhintay qabrigiisa booqanayso

Riyada:

hdn xaley waxn ku riyoday ninkeyga anigo qabrigis jogo waxn rabay inan ged ku aburo lkn qabriga ayan kudumiyay qabrigi biyo aya galey asaga ayn u dhaqayi gacmah lawo carur an habar yar u ahay aya ila socday aygina qabriga ayan kacelinayi markas ayn kuleyahay iga ralinoqo jacel ayn kugu imaday ma ogi inan kudhiwayo markale maku imanayi madaxis ayn takna markas indhaha ayu so furay waxo sofirinayi dhankeyga

Riyada gabar ninkeeda dhintay qabrigiisa booqanayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo samaynayso oo ninkaaga hore dhib ukeeni kara sumcaddiisa, naftaada dib ugu laawo, ama waxaa dhici karto in lagaaga digayo waxyaalo ninkaaga hore aan u fiicanayn inaad samayso.


Dreams indicate that you are doing things that can harm your ex-husband's reputation, back to yourself, or you may be warned about things that are not good for your ex-husband to do.

Previous Post Next Post