Waxaan ku riyooday ninkayga dhintay anoo gabar u dhalayo

Riyada:

Asc sheikh hdn hawen hore waxn kuriyoday ninkeyga dhintay anigo gabar u dhalayo wax ilmo igama tagin

Waxaan ku riyooday ninkayga dhintay anoo gabar u dhalayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inaad heli doonto mustaqbalka oo aad ka bixi doonto dhibka iyo walwalka.

Dreaming indicates happiness you will have in the future and get rid of the suffering and anxiety.

Previous Post Next Post