Riyada anoo qiyaame joogo oo geed la korayo

Riyada:

Asc walal hada kahore waxaan ku riyoday ayado ay Qiyamah la joga oo aan geed🌳 Wayne oo leh tuboyiin ama jidad lo korayo kor aan koraayo oon hooyaday aan waydinayo oo la idhahayo kor ayaa ka si jirtaa kadibnah waxaan arga bananka gedka wiilal dhaliyaro ah oo meel  biyo kulul kujira oon layahay so maan iin digii jiriin markaan aadunga jognay kadib waxaa guurigayga so galayo labo nin oo qurux badan oo xiran surwalo sunada nabiga ka muqato kornah shirt blue iyo white mit xirna  midka kale nah shirt white iyo red xirana wayna cadayeen oo caday xiga carab ahaan timaha madow ahayeen way amusnayen lakin warqada xisab ayaa la xisabinayey markas aniga ma ka baqayn lakin waxaan sugi la tash iin la xiro waxan lahadlayey will dhaliyaro oo yara oo somali ah hadanah qamis qurxown oo blue yara adag lo xiray nin kale oo xoogan oo madow oo ilbabkayga guriga fadhiyey  aya idhahayey haka so bixiin gurigada camal bananka ma ku ficno waxay aheed mar hore riyada lakin waxay aheed riyo cajib ah.

mida ninka idhahayo guriga  ha kaso bixiin waxaan ufasirtay aniga waxaan ahaa markaas qof aad ugu dhow Allaah lakin dadka bananka marka aado xan ayey igalin jireen anah wan dhibsan jiray waliba wa ahbin jiray sas ayaan ufahmay mida danbe lakin riyadas hal habeen ayaan kuriyoday.

Riyada anoo qiyaame joogo oo geed la korayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa digniin la xiriirto dhaqankaaga, waxay ku xusuusinaysaa aakhiro, waxaa lagaa rabaa inaad ku taagnaato wanaaga aad ku taagnayd sidoo kale cibaadada inshaa Allaah waa baraarujin adigaga lugu baraarujinayo.


The dream describes a warning related to your culture, it reminds you of the Hereafter, you are required to stand on the good that you stood for and worship in the hope of Allah is a reminder to you.

Previous Post Next Post