Riyada anoo galay dagaal xabad

Riyada:

Asc sh  waanku riyooday maalin aniga oo galay dagaal xabad ah oo dhinac yabadan igaga imaanaYa oo aan kasoo bad baady makii aan kasoobaxay  la igusooshiray aandhukaday qorigii  mana is ticmaala qori  manoqonkartaa sh

Riyada anoo galay dagaal xabad

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad la kulmayso oo dad badan ay kugu sameyn doonaan oo aad ku wareeri doonto meelaha ay kaaga imaanayaan.


Dreaming describes a problem you are experiencing and many people will do it to you and you will be confused about where they are coming from you.


Previous Post Next Post