Riyada:
Shekh waxa kuriyoday hada yey sacaad kahor aniga iyo nin aan wiil udhalay aan Kala tagnay oo xaaladeena ficneen xita isma soo wacno
Anagoo Isla oo isku Farax san uu saaid ideryeelayo dad aa lajoognay timihu Idabayay waxba ila cabaynay manta dhan anuu idaba socda meeshan galo uu iga soo daba galaya hilib uu noo Dubay oo macn sxbtay baa ila joogtay hilku si mcn aad usameysay lahayd
Nin aad iijcel camal iidaryeelayay Aniga xita waa Farax sana
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inuu kaa sheekeynayo oo uu niyadda kugu hayo oo uu ka fikirayo wixii din dhexmaray, way dhici kartaa inuu sheeko cusub kuu keeno.