Riyada ninka i furay anoo la joogo

Riyada:

 Anigaba ku riyoday ano adhi racy  kadib gurigaan imady aniga iyo hooyo kadib waxan gurigi ugu nimi ninki an kala tagnay oo aqal wllky leyay oo guriga udhawo fadhiya kadib xafadii waxan ku idhi casho maw kariseen my ayay yidhaheen waxan idhi waligi casho lan muarage an usoshego meshi dharkygu yalay ayaan ady waxan lasoobaxy dirac cas  oo cusub cadarna waxan iska mariyay qorta iyo madaxa iyo dhabanka kadib waxan idhi anushego inan casho lokarin waxan kudary hadhawo ayaan maydhanaya markan sonoqdo kadib isago aqalka banankisa fadhiya ayaan utagy ilmo yar oon udhaly cadi ahaan waxan kaga imu hoyo markan u imanayo kadib markan utagy waxan sofulay gadhigisii kadib waxa an unimi hoyo ilmi dariqa nolatagan wan usatagnay way naracday hoyo carurti waxay noqdeen 2ba carura oo isagu dhaly ti hoyo mesha latagnad ayaan kuleyay hoyo maxad ugu labisi wayday ilmaha cadi ahaan gabadh ayaan uhaya waxay noqdeen riyada laba gabdhood oo kalawayn ninki ifury hoyoday ayay ad ushekysanayaan waxu leyay alah wacana islantu wuu amanaya gadhiga wilyar ayaa uwada riyadi waan ka tosay dirac an xidhanayana waa mid an leyay cadi ahan ifasir sheekh riyada ish alllh

Riyada ninka i furay anoo la joogo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad kala tagteen inaad isu soo dhowaan doontaan, way dhici kartaa mustaqbalka inaad isku noqotaan, waxaa kaloo riyada ku jirto baahi daran inaad isu qabtaan labadiina, guud ahaan waa khayr.


Dreaming indicates the man you have separated from that you will be closer, it may happen in the future that you will be together, there is also a severe need in the dream to hold the two of you together, it is generally good.


Previous Post Next Post