Riyada gabar irbad igu mudeyso maxay tahay

 Riyada:

Asc sheeq waxan ahay hooyo ilmo dhashay oxaas ah waxan ladegenahay odaygeyga reerkiisa yacni hooyadiis iyo waladiis xalay waxan kuriyooday anowada socdo saan usocday waxan galay albaab furan waxa igaso daba gashey gabadhi lahayd markesey isku key duubtay ocirbad igimuday ayado leh cudurkeyga haku dhaco juq igusiisay ayado iqaniinirabta ka cararay wakasofakaday gurigeygo ganjeelki lasameynayan sogalay wufurnaa illaah ban kugu dhaar shee iifasir.

Riyada gabar irbad igu mudeyso maxay tahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow dumar ah oo adiga ku gaadayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso oo aad taxdar ka qabto.

Gabadhaas afka ayay kuu macaynaysaa oo waxay iska dhigaysaa qof ku jecel laakin dhab ahaantii waa cadow qarsoon.


The dream describes a woman who is an enemy of a woman who is targeting you, you are required to be careful and be careful.

That girl is mouthing you and pretending to be a lover of you but she is actually a hidden enemy.


Previous Post Next Post