Riyada nin naag la qabo inuu u galmoodo rabo

 Riyada:

Riyada labaadna 

Wiilkana wuxuu isoo way diyay   

Wa

Wuxuu yiri waxaan ku riyooday anigoo usoo daba maray naag laqabo in aan ugalmooda markaan dharka iska bixiyay ee aan howshii bilow is idhi ayuu ninkii soo laabtay 

Markaasay gabdhii tiri halkan ku dhuumo uuna ku arkin ninkayguye intaan 

Haye ayaan iri waan is qariyay 

Intaan agtooda isku qariyay ayaan dharkii iyo kabii gacanta ku qaatay ayaan iska baxay

Naagta iyo ninka ma garanayo

In ay naagtu iyo ninka qabayba  indonisian ahaayen ayaan umalayn

Riyada nin naag la qabo inuu u galmoodo rabo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu faraha la gali doono wax aan xaqiisa ahayn oo uu ka bixi doono xadkii loogu talagalay wuxuuna la kulmayaa murugo iyo cabsi 

Sidoo kale arrimaha uu ku talajiro uama hirgalayaan.


The dream indicates that person will be interfering with something that is not his right and will go beyond the intended limit and will face sadness and fear

Nor are they going to do the things he is hoping for.


Previous Post Next Post