Riyada gabar aan guur ka dalbaday oo ii diidday

Riyada:

waxaad isoo fasirtaa riyadan 

habeen ayaan waxaa ku riyooday  anigoo waddo socda ayaan arkay gabdh xafad hor fadhiga gabdhii ayaan ku iri ka waran hadaan ku guursanado 

waxaynu iigu jawaabtay dhulmaleedahay ama booto  aniguna maya ayaan ku dhahay 

waxay igu tiri haddii aadan lahayn is guursan maynee iska soco  

anigiina waan iskaga tagay

Riyada gabar aan guur ka dalbaday oo ii diidday

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay adkaan doonaan oo aad dhib yar gali doonto, naagtaas waa adduunyo marka duruuftaada ayaa adkaan doonto


Dreaming indicates that your issues will prevail and you will have a little trouble, that woman is a world when your circumstances will prevail

Previous Post Next Post