Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Riyada:

Shiqow waxan ku riyoday aniga oo lajogo wil an u hesto inu i qabo asna sosialmedi ku jiro kadibne an leyahay hada dhib malaha  carur ku mushqulsanahay lakin waxan wa dhib marka dad weywen nokhono, kadib wa heshineyna. Aniga mel tagan ayan arka gacanta midig qasatan fartayar oo mas iga jiro qeeb Wax yar kadibne maskii oo dhan aya iga galay mas caato oo dher inta naxay oo cabsaday ayan iri wilki an isla jognay sobax irac dhaqtar an Ade maska ima xanujinayo lakin wan kabaqa wana labolabo . Inta i dhibsaday ayu ganunacay anigana inta xanaqay ayaan daldalmay kadib hoyo itiri iska daay anigana ninki ayan sugayay inu i wado kaligey anotagn ayan iri kan ki i furaray aya nxristisa dhamay waxbadan o kale haku xumade.  Kadib maski oo qeb yar kasojedo ayaan iska soosaray waxyar cijida iga haray anigane inti dhulka talay ayaan madaxa kaga istagay oo bajiyay kadib hurdadi kasokacay

Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo adiga ku wareerinayo oo isku dayaya inaadan nasanin, waxaad la kulmaysaa nin ku danaynaya oo rabo inuu xiriir kula sameeyo laakin aan daacad ahayn.

Ugu dambeyn waad ka baxsanaysaa wax dhib ah kuma gaarsiin karo.


The dream describes an enemy man confusing you and trying not to rest, you meet a man who cares about you and wants to make contact with you but is not honest.

In the end you are getting away with it and I can't cause you any harm.


Previous Post Next Post