Riyada anoo adhi la joogo meel miyi ah

Riyada:

Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo ilmayar xabarsan oo oon dhaly oo inana cadi ahan waan dhaly ilmaha an arkayo kadib anoo mel aniga iyo wllshy jogna waxa naso agmary nin walan oo hadana labisan marku iyar nadhafy ayuubuu geed dhexfaristy masu sida hadhiga lowado isdhahy uwad   kadib anigu waan cararay rer jarka ayaan ucarary kadib waxa dhacdy inu ninki isoo eryado xafadan an ucarary way naga soo horjeda cadi ahan lkn meshan an riyada joga waa miyi kadib xafadi ayaan ucarary carurtodi oo adhi la jogta ayaan kudhahy soyaca moji inay yacen lkn anigo inantydi xabarsan oo ordaya ayaan xafadi galy kadib wabu soo istagy ninki wala  kadib wuu nala hadly aniga iyo gabadhi guriga lahyd kadib dhagad ayay kudhufaty cero adhi ayay kagashy odna way isku jiday hortu asagoon waxba igu samyn ayaan hurdadi katosy sheekh markasta waxan arka anoo miyi joga anoo adhi la joga adbay igu soo noqnoqota riyada miyiga iyo adhigaba

Riyada anoo adhi la joogo meel miyi ah

Fasirka;

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel kale aadi doonto oo dad degan aad la saaxiibi doonto waxaana dhici karta inaad guursato nin ku daryeelaya, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa xaalada mustaqbalka.


The dream indicates that you will go to another place and you will make friends with people and you may marry a man who will take care of you, generally the dream indicates the future situation.

Previous Post Next Post