Riyada anoo khamri cabay oo matagaya

Riyada:

 Sheekh waxan habeen dhawayd ku riyoday anoo khamri cabay  oo matagaya oo matagaya oo ad ucabsanaya yacni xaga ilahy kadib waan matagy

Riyada anoo khamri cabay oo matagaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad gali doonto, waxaad ku dhici doontaa qalad, marka waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso qaladaadka, waliba waxyaalo sir ah ayay tilmaamaysaa riyada.

Dreaming describes a problem you will enter into, you will fall into a mistake, when you are required to avoid mistakes, it also describes secrets in the dream.



Previous Post Next Post