Riyada walaalka iyo walaasha

Riyada:

Sheekh waxan ku riyooday gabdho wllahy ah oo ad igu soo noqnoqda oon ad ugu riyodo bal ifasir sheekh

Sheekh waxan ku riyooday anoo gabadh wllky qabo la joga gurigeda kadib waxa yimi wllky wllky sidi hore waxad moda inu kagabobay waxu usoconaya siyara gabaw ah kadib waxa sodaba galy aso gurigi kaso baxy aniha iyo gabadhi waxan leyay alah waxu usoconaya sidi ninki ifury anigaleh bal ifasir sheekh

Riyada walaalka iyo walaasha

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha aad gali doonto iyo xiriirka aad la sameyn doonto, waxaad helaysaa dad adiga ku jecel oo ku qiimeynaya.

Walaalaha waa garabka qofka uu ku tiirsado waa riyo fiican.


The dream indicates the life you will enter and the relationship you will make, you will find people who love you and value you. Siblings are a person's shoulder to lean on is a good dream.



Previous Post Next Post