Riyada xabado dhacaya iyo dugsi quraan iyo ilmo

 Riyada:

Asc shiqow waxan ku riyoday xabada dhacaya anigana inta naxay ayan aday carurta oo dugsi quran jiren masjidka dhaxdis aya logu dhigayay. Aniga xabada dhacaya dartiis ayaan la. Wareray oo meel uu dugsiga jiray ban aqonsan wayay kadib sida aan usocday usolabalabanayay wada wil yar ku arkay hoyadi wayay asna cawi magay nag ba igu xanaqday almuhim wilka Cawinad u bahanyahay e cawi hada donto an iri wanka so taagay ugu danben waxan galay meel barxad ah oo quraan lagu aqrinayo qebna wilal qebna gabdho. Markas ban arkay cunug quranka aqon oo xasusan mesha u ka bilabi lahay waxan ku iri qulhuwallahu axad markan an daremay macalinka inu wilka ka sugayay, gacanta afka sartay kadib hoos iskaga aqristay surada dhan maclimadi dumarka ehed aya tiri dhib ma leh inta Ii qososhay aya hadana gabar lajogtay hadana ayad gaftay kadib magaceyga inta shegtay ayada ka saxeyso tiri waa amusay wa sixi wayay markas ee tiri maclimada juska 11 waye ma gartay ha aan iri. Kadib waxan daremay inan garin inta xishoday ayan sobaxay . Kadib xabadihi wey istagen macalinka telf ka wacay carurtina Wax ma garin ayu yiri. Kadib wan so kacay run ahati waxan ku riyoday riyadan 3 bil kahor waxan u xasusta manta iney dhacday cml. Tankale aniga quranka juska 10 ayan  dhameyay mana garin juska 11 sida riyada ku daremay iyo sida cadiga ah.

Riyada xabado dhacaya iyo dugsi quraan iyo ilmo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa rabshado aad la kulmi doonto waxayna la xiriiraan noloshaada iyo dadka adiga kuu dhow, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka taxdarto dadka fidnada wado oo xaasidka ah.

Riyada waxaa kaloo ay tilmaamaysaa quraanka inaad ku dadaasho iyo cibaadada, taas ayaad ku gaari kartaa wanaaga aduun iyo aakhiro.


The dream indicates violence that you will experience and it is related to your life and the people close to you, you are required to be careful of the people who lead the feud and are jealous. The dream also indicates in the Qur'an that you should strive and worship, that you can achieve the good of this world and the hereafter.

Previous Post Next Post