Riyada tixri badan iyo god sariirta hoosteeda ku yaallo

Riyada:

Waxaan ku riyoodey sariirta jeefka godweyn oo dixri aad ubadan oo is dulsarsaaran Aya waxa so galey guriga dib Ayan u cararey Isla markiiba wan ku so noqdey Waxan arkay dixriga oo lacu Ayo oo wariiri cunayo. Waxaa godka dixriga ku daatey boorsada xaaskeyga iyo maryo sarnaa sariirta waxan Soo qabtey boorsadii waxaan ku ifiyey godka toosh ilaa aan la racraacey intuu godka Jira waxaan arkey in uu usameysan xagey afar gees hoos u dheer inta sariirta ayuu ku egyahey 

Kalsooono la an xaga reeka ah oo muda dheer ah wey jirtaa

Riyada tixri badan iyo god sariirta hoosteeda ku yaallo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa khiyaano iyo kala fogaansho waxyaalo badan lagaa qarinayo, marka iska ilaali dadka aad la nooshahay oo laga yaabo inay dhib kugu ridaan.


Dreaming describes deceit and separation from many things that are hidden from you, when you are careful of the people you live with who may cause you problems


Previous Post Next Post