Riyada imaamka masjidka oo igu dhahaya waad dalacaysaa

Riyada:

Waxaad ii fasirtaa xalay waxaan kuriyooday sheekh  iimaaam masaajid ah oo aan saxiibo nahay ayaan iska Soo horbaxnay waane isa salanay kadib waanu is gacan qaadnay wuxuune xidhnaa laba go, oo cad cad. Waanu isku faraxnay labadayaduba wuxuu igu yidhi waa dalacaysaa  ee aan kuu soonoqdo ,

 Hada waxaan ku maqanahay fasax oo xaga reerka ayaan joogaa isagune wuxuu iimaam kayahay halkii aan ka shaqaynaya.

Riyada imaamka masjidka oo igu dhahaya waad dalacaysaa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadalka weyn noloshaada xagga shaqada la soo gudboonaanaya, waa riyo bishaaro ah inshaa Allaah


The dream describes the great change in your life in terms of work, it is a dream of good news in the hope if Allah say


Previous Post Next Post