Riyada geerida adeerkayga iyo labo rakco aan tukanayo

Riyada:

Asc waxad kalood noo fasirtaa ,

Quftayda ayaa kuriyoofayy rabadantan dhexdeeda  adeerkay aabahay ladhashay  aniga oo ah suldaanka reerkayaga ah ayaa naloo sheegay  geeridiisii  lkn uu noolyahay ,   

Kadib  waxaan  tukaday laba rakcadood oo sunaha,

Waxay tidhi geerida adeerkii oo looshaeagy ayuu hadane salada tukanaya ee miyuu kufaraxaan yahay dhimashada adeerkii ,intaas ayaay kuriyooday hadii alle idmo.

Riyada geerida adeerkayga iyo labo rakco aan tukanayo

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa jago weyn inaad helayso, waxaa laguu qiimaynayaa sida adreekaaga loo qiimaynayo si ka daran, reerkaaga adiga ayay kaa dambeyn doonaan, waxaad ka qaadanaysaa adreerkaaga darajada uu reerka ka joogo.

This dream indicates a great position to get, you are being evaluated according to your uncle being evaluated more seriously, your family will be behind you, you will take your uncle's rank from the family.

Previous Post Next Post