Riyada anoo koronto laygu dili rabo oo aan ka badbaadayo

Riyada:


ifasira hablo waxaan kuriyode anakoo dad bdn ah oo mel kuafduuban kadib dadki na afdoobten baa waxeyy rabeen ineyy nawada dilaan iyakoo koranta isticmaalaayo marka korantada qof calaacalasha lagasaaraaya istaaga kadhecee wanad dhimanee kadib korantadi baa lakeene dadki iga horeeye dhan waloo wada saare weyna dhindhin teen inteyy istaaga kadheceen anaa udanbeeye marka bahashi gacanta leyy saare oo korantada lehed wan taaganahy waxba igama tareeyso  markle leygu celiye hadanih waxba igama tarin naagti meesha usareeyse yaabte markaseyy tiri korantada dabkeeda zaid halooga dhigo waalaga dhige waanaleysaare dhulkaan kudhece sankeyga eey taabate wan neefsanaaye kadib tiii maba ihi waanba soo fariiste naagti shaqaaledehee kutiri salaada duhur ban aadiyee tanoo med ah aa uimaado naag shaqaalo uehed baa korantadi gacanta lesku saraaye soo qaade  markasaan kuiri alle dule unbaa dhinto ilaheyy ba iima qorin inaa dhintee mxaa iga rabtaa maa iskakeyydaasid naagti baa igutiri wlhi waa runtaa kaale meshaan kadhuumo wey soo dhuunsiise anoo nabad eh aaana gurigeena imaaade 🥺

Riyada anoo koronto laygu dili rabo oo aan ka badbaadayo

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso cadow inaad leedahay oo ay kuu adeegsanayaan sixir iyo waxyaalo halis ah oo noloshaada dhib u keeni kara.
Waxaad kaga badbaadi kartaa inaad akhrisato quraanka, waxaa kaloo laga fahmayaa in Ilaahay kaa ilaalinayo shartooda oo aysan wax kaa qaadi karin.

It is a dream that describes an enemy you have and they are using magic and dangerous things to you that can cause trouble in your life.
You can save them from reading the Quran, and it is also understood that Allah protects you from their evil and they cannot take anything away from you.

Previous Post Next Post