Riyada nin salaad i tujiyay iyo riyada albaabada oo ii wada furmay

 Riyada:

Acs sheekh   waxan kuriyodiy    aniga o wado dheer socda  kadib waxan arkiy     willl an  xdhidhi lahanjirny    wn wada  tukaniy  isaga   ayaa itujinay   kadibna   uducistiy    wa nu  oyi    waxau na   igaliyi fargal

Sheekh   waxan kuriyodiy  aniga   oalbabada  gurigu  iwada furmayan    xita qufulku  waxau furmayi bila fure  maxay noqonisa

Riyada nin salaad i tujiyay  iyo riyada albaabada oo ii wada furmay


Fasirka:

Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa ninka mustaqbalka aad guursan doonto inuu soo dhow yahay.

Riyada labaad waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay kuu fududaanayaan.

Riyooyinkaaga waxaa u badan nin, taasna waxay noqon kartaa baahida aad u qabto raga, waxaa dhici karto inaad tahay naag dareen badan oo mar walba niyadda ku hayso nin.


The first dream describes the man you will marry in the future as coming closer.

The second dream indicates your issues are getting easier for you.

Your dreams are dominated by a man, and that can be your need for men, you may be a more emotional woman who always has the mood for a man.


Previous Post Next Post