Riyada maamo aad taqaano lugta ka jabtay

Riyada:

Asc wllky waxaad fasirtaa  Ruux aad taqaano oo lug ka jabay Ruxaasina waa maamo da, ah

Riyada maamo aad taqaano lugta ka jabtay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay dib u dhacayaan, haddii aad rabtay arrin inaan fuliso dib ayay u dhacaysaa.

Dreaming indicates your issues are delayed, if you wanted something you had to accomplish it will be delayed.

Previous Post Next Post