Riyada nin fariis iisoo diraya iyo aan sabaayad iyo suugo isla sameynayno

Riyada:

Acs sheekh waxan kuriyodiy    qof an  isdaglsanahy  mobilka  fariniga sodinaya  kadibna waxau ikeeny keeg ad  uwyn  o cadana   waxa kudhxjiry  istorabali

Waxan kuriyodiy  wlli an garanayo o an wadasaminino    sabayad iyo sugo

Riyada nin fariin iisoo diraya iyo wiil aan sabaayad iyo suugo isla sameynayno

Fasirka:

Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa heshiis, qofkaas wuu kula heshiinayaa.

Riyada labaad waxay tilmaamaysaa xiriir nin aad la samayn doonto waliba waa ninka aad guursan doonto oo aad noqonaysaan dad is fahansan.


The first dream describes a deal, that person agrees with you.

The second dream describes a relationship with a man with whom you will form and the man you will marry and you will become mutually understood.


Previous Post Next Post