Riyada xabbad gacanta igaga dhacday

 Riyada:

Asc walal riyadaan ii fasir waxan ahy gabar aan wali laguursan 

Waxaa ku riyoodey inay xabad gacanta midig igala dhacdey lknze xabadaas ay ahayd mid soo qaldantay dhiig bax kadib waalayga saaray
Riyada xabbad gacanta igaga dhacday

Fasirka

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato adiga ku qabsan doonto waxayna kaa soo gaaraysaa qof aadan filanaynin, niyadjab iyo fikir ayaad ka qaadaysaa dhibkaas heer aad qabsan weyso wixii aad rabto inaad sameysao

Dreaming describes a problem that will happen to you and it comes from someone you do not expect, you are disappointed and thoughtful about that problem to the point where you will not capture what you want to do

Previous Post Next Post