Riyada fooxa qofka gacmaha loogu gurayo

Riyada:

Wll    xili salad subax kadiib hooyo iyado ducysanysa o gacma kor u taygsa gamady marksy ku riyootay iyado beyo ama foox cad cad gacmha lagu gurayo

Riyada fooxa qofka gacmaha loogu gurayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican inshaa Allaah ducadeeda ayaa loo aqbalaa waa khayr ay heli doonto.


The dream indicates a good thing in the hope of Allah her prayer will be accepted for the good she will get.


Previous Post Next Post