Hooyo ku riyootay mas cad iyadoo uu la cayaarayo

Riyada:

Asc wll sethy wll hooyaday ayaaku riyotay iyado mas cad la ciyarayo oo dusheda ku bod bodayo.

Hooyo ku riyootay mas cad iyadoo uu la cayaarayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu idin dhow yahay qof cadow ah laakin aan dhib badan lahayn oo tabar yar, laakin ay haboon tahay in laga digtoonaado.

The dream indicates that you are close to someone who is hostile but not troublesome and weak, but it is worth being careful.


Previous Post Next Post