Waxan ku riyooday bisado badan oo dhintay

Riyada:

Asc sheekh waxan ku riyooday bisado badan oo dhintay mid an garanayo iyo dhalo iyo dooli ku dhacy meel biyo ku jiraan oo dhintay hal doliya iyo bisado badan kadib wax nool mid waxay rabtaa inay iqaninto Ana waan ladirirayaa kadib waxu raba inu ixagto waxan leyay waxn la ahy meel an kagalo kadib waxay iladirirto akhirki imay cunin ee hurdadi waan katosay

Waxan ku riyooday bisado badan oo dhintay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dumar xunxun oo qaab daran inaad ka badbaadayso oo rabo inay ku dhibaan, waliba qaar ayaa akhlaaq xun.

Dream describes bad women who are in a bad way to be saved and want to hurt you, some are bad morals.

Previous Post Next Post