Riyada anoo mool joogo iyo qof timo laa jarayo

Riyada:

Asc wllky waxaad ii fasirtaa riyada 

Anigoo meel quxbadan jooga mool (cafeteria ) ku dhextaalo ruux ayaa noo jimid nagu yiri miyaana dalabkii la idiin keenin waan idiin dalbaye,intaan meeshii ka kacay ayaan is iri kushiina kuwa ku jira aad la hadadhid markaasan galay time jare ku ay isku meel ku yaalan  jikada (kushiinka)markaasan arkay ruux aan garanayay oo timaha loo jarayo wax yar ayàn wada hadalnay aniga waxaan ku iri alle ka baq (ka cabso) sida loo dhimanayo,dhibyariderda waad aragtaaye

Riyada anoo mool joogo iyo qof timo laa jarayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof aad jeceshay oo aad ka reebi doonto arrimo aan fiicnayn.

Waxaa laga yaabaa qofkaas inuu yahay qof qaraabada ah ama saaxib ah.

Guud ahaan riyada waa riyo aan xumayn.


Dreaming describes someone you've loved and you'll be deprived of unpleasant things.

That person may be a relative or a friend.

Overall the dream is a dream that is not bad.


Previous Post Next Post