Riyada kitaabka musxafka oo ka maqan suutaru albaqara

Riyada:

Wxn ahay gabar aan wili guursan wxnku riyooday anigoo rabo inaa aqriyo suurat al baqra kutaabkeyga wxn arkay isagoo ka goan albaqra iyo suuradaha kadanbeeyo markas wxn raadina qeybtii albaqra anigoo raadinayo kusoo kacaa waa intas sheekh

Riyada kitaabka musxafka oo ka maqan suutaru albaqara

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay khayr badan aad qaban karto oo aad ku mashquulsan tahay waxyaalo aan fii'ido lahayn oo waqtiga kaa dhuminayo.

Riyada waxay noqon kartaa digniin lagaaga digayo inaad ka leexato jidka toosan ee diinta.


Dreaming indicates that you are far from doing more good than you can do and you are busy with things that are not good and waste your time.

The dream can be a warning to you to turn away from the straight path of religion.


Previous Post Next Post