Riyada farabadne oo sariirta iisoo koray

Riyada:

Asc, wll Salan kadib waxan ahay hooyo qurbaha ku nool oo ciyal heysata single Mather ah gaalo ayuu dagal Naga dhexeya Mar walba wey I dacweyan Wana laga diida, waxan horay ugu riyon jiray dooli iya bisad, hada waxan riya ku arkay fara badne sariirta iisoo koray oo aan ka cararay Markan so noqdaynay waan wayay waxan rajeyna in aad iso macneysan insha'allah wad mahadsan tihiin.

Riyada farabadne oo sariirta iisoo koray

Fasirka:

Riyada waa riyo diigniin ah, waxay kaaga digaysaa waxyaalo ku saabsan dagaas cadowga ah, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso.

Waliba waa nin dhagar badan oo laga yaabaa xagga dhaqaala inuu dhib kuu geysto.


A dream is a nightmare, it warns you about things about that enemy, you are required to be careful.

He is also a cunning man who may cause you financial harm.


Previous Post Next Post