Riyada anoo gaari saaran iyo ciidan badan

Riyada:

 Asc wll sed thy 

Khayr allahaa kusiiyo

Waxaan ku riyooday habeen hore anigoo gaadhi yar saaran oo aan laamida socono oon leeyahay tartiib uwad gaadhiga laamida , waxaan wataa buurso waataa,

Hadani waxaan is arkay anigoo meel qurux badan oo barwaq jooga ciidan militar badn oo baabuur saary ay nag garab  socdaa geed wayn hoostisa ayaan Taganahy ,

Wadada hereerhed  dadbaa kujiray nin saary baaburta ciidanka ayaa siidhi yeedhiyay .

Waan yabay dadakii hareerah kujiray ciidanbaa kusoobaxy oo uleeyay kuwii wada kujiraaay.

Anigaa bay waan sody wado lugeed quruxbadn dib baan u eegay ciidankii oo ka istagy arday  caruur ah oo iskuulkii Laga Soo fasaxay   waan toosay haday khayr tahay

Riyada anoo gaari saaran iyo ciidan badan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa safar aad gali doonto oo la xriira mustaqbalkaaga dambe, waxaa laga yaabaa meel aad ka helayso inaad tagto oo ka duwan meesha aad hadda joogto.

Allaah kaliya ayaa og dalka gudihiisa miyaa mise waa dibadda


Dream describes a journey that you will embark on that is linked to your future later on, probably a place where you are getting to go that is different from where you are now.

Only God knows inside the land or is it outside


Previous Post Next Post