Riyada nin dhintay anoo muraayad indhaha u nadiifinaya

Riyada:

Salaan ka dib waxan doonayey inaad ii fasirtaan riyadan

Waxa jirey nin oday oo dhintay 

2012 

Waxan ku riyooday 

Aniga oo ninkaa muraayad ku araga ah oo uu xidhnaa oo aad u wasakhaysa anigoo ka nadiifinaya 

Oo aad u nadiifiyey 

Markaan u keenayna uu ka shakiyey 

Inaan ka bedeshey 

Kadib markaan wasakh badan ka dhaqay muraayadiisa 

Riyada nin dhintay anoo muraayad indhaha u nadiifinaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inaad u duceyn doonto ama wax fiican isaga gaaraya inaad ka qeybgali doonto.
Waxaa kaloo lagu fasiri karaa riyada inaad wax u tari doonto dadkiisa ama ilmahiisa.

The dream indicates that you will pray for that man or that you will attend something good for him.
It can also be interpreted as a dream that you will benefit his people or children.

Previous Post Next Post