Riyada nin ganacsade anoo salaamaya

Riyada:

 Asc sed thy waxaad ii Soo fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo socda ayaan lakulmay nin aan aqaano oo xidhan dharka shuluga ama khamiis ah oo ganacsada ah ayaan isagoo taagan ayaan salamay oo aan laabta isgalinay siniyad ah  ii Soo fasir inshallah allaah haday khayr tahay

Riyada nin ganacsade anoo salaamaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirkaaga dadka inuu aad u fiicnaan doono oo lagugu kalsoonaan doono waa riyo wanaagsan.

The dream indicates that your relationship with people will be very good and you will be trusted is a good dream.

Previous Post Next Post