Riyada ninkayga oo naag kale ila guursanayo

Riyada:

Asalamaleykum brother 

Last night I dreamt about my husband getting married to another woman and I was there with him then I told another lady from the woman’s side  how he didn’t do anything for me and yet he was told to marry faster with expensive things I planned to leave him after he marries and later me and my son unknown man was chasing us

Riyada ninkayga oo naag kale ila guursanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu qasan yahay, waxaa laga yaabaa dumar inay jiraan oo isaga hadal shukaansi ah ku furaya ama dumarkaas waxay rabaan gurigiisa inay dumiyaan.

The dream describes your husband as messy.

There may be women who are talking him in a flirting talk or those women want to tear down his house.


Previous Post Next Post